Suurada Al Faatixa |
﴾ الفاتحة ﴿
| |
بِسْمِ اللّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ ﴿1﴾
الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ﴿2﴾
الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ﴿2﴾
الرَّحْمنِ الرَّحِيمِ ﴿3﴾
مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ ﴿4﴾
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿5﴾
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿5﴾
اهدِنَا الصِّرَاطَ المُستَقِيمَ ﴿6﴾
Al-Faatiha
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
Makkan
(2) Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
(3) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
(4) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
(5) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
(6) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
(7) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna